Boob caawa loo geystay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga Islii ee Magaalada Nairobi

Qaar ka mid ah goobaha ganacsiga ee ku yaalla xaafada Soomaalidu ku badan tahay Islii ee magaalada Nairobi ayaa caawa loo geystay bililqo xooggan. Wararka ayaa sheegaya in dukaamo badanĀ  ka jabsaday, ka dibna la boobay wuxii hanti ahaa ee ku jiray ka dib markii ay ku soo qamaameen dad fara badanĀ  oo ka qaatay … Continue reading Boob caawa loo geystay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga Islii ee Magaalada Nairobi